BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Trump oo ku hanjabay inuu duqayn doono Cumaan haddii ay “farageliso” arrinta Iiraan
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu duqeyn doono dalka Cumaan haddii ay "dhex gasho" wadahadalada Mareykanka uu la leeyahay Iran, sida ay ku warrantay Fox News
Ciidamada weeraray Baydhabo oo ka hadlay waxa ay ka ogaayeen weerarkii al-Shabaab ee xerada milatariga Soomaaliya
Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay dagaal culus oo saaka ka qarxay hareerraha iyo gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, sida ay BBC-da u sheegeen illo wareedyo ku sugan gobolka.
Shanta diyaaradood ee dagaalka ee ugu xawaaraha sarreeya dunida
Muddo dheer, diyaaradda Mareykanka ee F-16 ayaa ahayd diyaaraddii ugu dheereysa ee kuwa dagaalka. F-16A waxay duulimaadkeedii ugu horreeyay sameysay sanadkii 1976-kii, waxayna adeegga Ciidanka Cirka ee Mareykanka (USAF) ku biirtay sanadkii 1979-kii.
Sida 20-daqiiqo oo aan ku bixiyay madal la isku shukaansado ay u burburisay noloshayda
Booliska Scotland waxay sheegeen in warbixinnadii ugu horreeyay ay "inta badan ahaayeen arrimo dhaqaale", isla markaana mid kasta si gooni ah loo maareeyay arrin ay rajeynayaan "inaysan maanta mar kale soo bixin."
Banderol: Wax ka ogow gantaallada Ruushka ee sida Drone-ka u shaqeeya
Adeegsiga hubkan cusub ee Ruushka waxaa markii ugu horreysay bishii Abriil shaaciyay Serhiy Beskrestnov, oo ah khabiir u dhashay Ukraine oo ku takhasusay dagaalka elektaroonigga ah iyo nidaamyada isgaarsiinta.
Guur dhif ah: walaalo mataano ah oo guursaday gabdho mataano ah oo ay isku mehriyeen wadaaddo mataano ah
Sawir aroos oo ay ku jiraan afar lammaane oo mataano ah ayaa si weyn loo baahiyay koonfurta Hindiya. Arooskan ayaa dhacay ka dib markii la galiyey wakhti badan oo ah qorshayn taxaddar leh
Maxaa ku soo kordhay xaaladda ciidamada Mareykanka ee saaran markabka USS Lincoln ?
Kadib booqasho uu markabka ku tagay Sabtidii, Admiral Brad Cooper ayaa sheegay in USS Lincoln uu leeyahay mid ka mid ah tirada ugu yar ee kiisaska la xiriira caafimaadka maskaxda
Waa maxay suurtogalnimada in garaadka macmalka (AI) uu waxyeello u geysto aadanaha
Sida laga soo xigtay falanqeeyayaasha, isticmaalka aan la xakamayn ee garaadka macmalka ah wuxuu yeelan karaa cawaaqib xumo daran waana mid ka mid ah khataraha walaaca ku haya khubarada.
Sheekada caanka noqotay ee ay haweenaydan qortay balse mar madbacaduhu diideen inay u daabacaan
Atariishada Hollywood-ka ee Taraji P. Henson ayaa sheegtay inay aad ula dhacday taxanaha, isla markaana ay daawatay dhammaan 22-kii qaybood ee uu ka koobnaa hal maalin gudaheed.
Dhibaatooyinka dhaqaale ee muddada dheer socdaa waxay saameyn karaan maskaxda – Daraasad
Tilmaamayaal ay ka mid yihiin xawaaraha akhriska, awoodda xisaabinta iyo sawirrada maskaxda ayaa muujinaya in dhibaatooyinka dhaqaale ee muddada dheer socdaa ay maskaxda ku reebi karaan saameyn waarta.
Xaggee buu joogaa Ashraf Ghani, maxaase uu u qarinayaa halka uu deggan yahay?
Shan sano ka hor, Madaxweynaha Afghanistan Mohammad Ashraf Ghani iyo tiro ka mid ah dadka aadka ugu dhowaa ayaa laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah (helicopter) uga ambabaxay Qasriga Madaxtooyada iyagoo ku sii jeeda Uzbekistan.
Huruudda oo ku faafaysa dunida, hadaba ma la cadeeyay faa'iidadeeda?
Hurduudda oo la rumeysan yahay inay mas'uul ka tahay faa'iidooyin badan oo caafimaad oo ay keento, ayaa loo suuqgeeyaa faa'iidooyinkeeda oo ay ku jiraan caafimaadka lafaha iyo kala-goysyada, taageerada habdhiska difaaca jirka, iyo faa'iidooyin kale.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa wajahaya cunto yaraan, iyadoo ku dhawaad 1.9 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Maxaa ka jira in Iran weerartay nidaamka biyaha ee todobo gobolka oo Maraykanka ah?
Dad badan ayaa la yaabay toddobaadkii hore markii gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka uu shaaciyay in in ka badan 30 nidaam oo biyaha qaybiya ay wajahayaan "weerar dhanka internetka ah oo si nidaamsan loo qaaday".
Muddo intee le'eg ayay Iiraan sii wadi kartaa dagaalka?
Dhowr bilood ka dib markii uu dagaalku bilaabmay, Iran waxay lumisay qayb ka mid ah awooddeeda milatari iyo kaabayaasheeda, waxayna wajahaysaa cadaadis dhaqaale oo sii kordhaya. Haddana, kuwa go'aannada gaara ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ayaa weli u dhaqmaya sidii iyagoon ku degdegaynin inay soo afjaraan dagaalka.
Sida Ruushku uu askar, gubatay, dhaawacantay oo xabado ku dhaceen ugu dirayo furumaha
BBC News Russian ayaa soo bandhigtay dukumeentiyo maxkamadeed oo shaaca ka qaadaya eedeymo soo noqnoqday oo ku saabsan in taliyayaashu ay askarta dhaawaca ah dib ugu celinayeen goobaha dagaalka ee Ukraine, halkii ay u diri lahaayeen baaritaanno caafimaad oo sharcigu waajibiyay.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 18 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 17 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 17 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 14 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































