BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Xisbiga Netanyahu oo guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Israa'iil ku sheegay "argagixiso"
Kahana ayaa helay codadka 66 mudane, halka 52 xildhibaan ay taageereen musharrax kale
TOOS , Xi Jinping oo Trump garoonka diyaaradaha ee Shenzhen ku soo dhoweeyay, una sameeyay maamuus gaar ah
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa gaaray magaalada Shenzhen ee dalka Shiinaha.
Imaaraadka iyo Soomaaliya oo isku adeegsaday hadalladii ugu adkaa iyo khilaafka oo sii xoogeysanaya
Khilaafka diblumaasiyadeed ee labada dhinac ayaa u muuqda mid sii xoogeysanaya oo welib gaaraya heer la isku adeegsado hadallo adag.
Cuntooyinka ay tahay inaad joogto u cunto si aad u hesho maqaar qurux badan
Maqaarku waa qayb muhiim ah oo ka mid ah jirkeenna, mana noolaan karno la'aantii. Marka laga soo tago inuu qurxiyo jirkeenna, daryeelka wanaagsan ee maqaarku wuxuu sidoo kale faa'iido u leeyahay caafimaadkeenna guud.
"Ma habboon tahay inaan Garaadka macmalka(AI) kala hadalno arrimaha gaarka ah ee noolasheenna?"
Waxaa laga yaabaa inaad marar badan kala hadashay saaxiib dhibaatooyinka guurkaaga, welwelka lacagta, cabsida, dhibaatooyinka caafimaadka, iyo sir kale oo qoyskaaga ah.
Yaa xukumi doona Ruushka marka Putin uu xukunka ka dago?
Saacado kooban kadib markii Ruushku weeraray Ukraine 24-kii Febraayo 2022, Madaxweyne Vladimir Putin wuxuu xarunta dowladda Ruushka ee Kremlin isugu yeeray ganacsatada ugu taajirsan dalka.
Wayne Rooney oo shaaciyay arrin uu muddo qarinayay oo ay dad badan ka argagaxeen
Rooney, oo hore u ahaa kabtanka xulka qaranka England
Nin lagu soo oogay isku day dil kaddib weerar lagu qaaday Tagsiile Soomaali-Mareykan ah gobolka Minnesota
Nin looga shakisan yahay weerar lagu qaaday darawal Soomaali-Mareykan ah oo ka shaqeeya shirkadda Uber, laguna magacaabo Maxamed Yuusuf, ayaa lagu soo oogay dacwado ay ka mid yihiin isku day dil darajada labaad ah iyo afduub baabuur.
Maxay yihiin hawlaha Iimaaraadka ay ka qabtaan Soomaaliya?
Howlo badan ayay Imaaraadku ka qabtaan gudaha dalka Soomaaliya
Xirashada xijaabka ama koofiyadaha bedqabka miyey sababi karaan timo daadasho?
Mid ka mid ah khubarada ayaa sheegaysa in timaha oo la daboolo muddo dheer ay ka dhalan karaan in qoyaan iyo dhidid ay halkaas ku ururaan, taas oo saameyn ku yeelata halka ay timaha ka soo dhashaan ee lafta madaxa.
Madaxweyne Xasan oo si kulul u weerarray Dawladda Imaaraadka Carabta, kuna eedeeyay inay kaalin ku lahayd aqoonsiga Isra'iil ee Somaliland.
Madaxweynaha ayaa dul istaagay shan qodob oo uu sheegay in ay saldhig u yihiin faragalinta Imaaraadka ee arimaha gudaha ee Soomaaliya,
Waa maxay luuqadda Jaceylka, maxayse idinkaga dhigan tahay?
Luuqaddan jaceylka waxaa ka kooban tahay shan jumladood oo jaceyl ah, waxayna kala yihiin, in waqti tayo leh oo gaar ah la wada qaato, in adeegyo iyo caawimo loo sameeyo qofka kale, in la muujiyo qaddarin iyo mahadnaq, in hadiyado la helo, in la muujiyo kalgacal taabasho jireed ah.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Siyaasiyiinta da'da yar ee asal ahaan Afrikaan ah ee taariikhda ka dhigay doorashadii dhexe ee Mareykanka iyo kaalinta Soomaalida
Waxay ahayd salaam aan la filayn in laga maqlo isu-soo-bax ay taageerayaasha Xisbiga Dimuqraadiga ku dabaaldegayeen guusha doorashadii dhexe ee Mareykanka.
Uganda oo bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib 20 sano oo ay dalka joogeen
Uganda ayaa si rasmi ah u bilowday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala baxdo, iyadoo arrintaasi u fulinaysa si tartiib-tartiib ah
Wax ka ogow doorashooyinka xilliga dhexe ee Maraykanka ee berri dhici doona
Doorashooyinku waxay dhacaan labadii sanaba mar, marka ay ku soo beegmaan bartamaha muddada xilka madaxweynaha oo ah afar sano, waxaa loo yaqaannaa "doorashooyinka dhexe".
Dowladda Israa'iil: Netanyahu ayaa isku dayaya inuu mideysnaanta garabkiisa siyaasadeed ilaaliyo, halka Eisenkot uu doonayo inuu ballaariyo xulafadiisa siyaasadeed
Wada-xaajo siyaasadeed ayaa ka socda Israa'iil, kuwaas oo looga gol leeyahay in lagu soo dhiso dowladda cusub, kaddib doorasho uu midkoodna labada garab siyaasadeed ee waaweyn ku guulaysan aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka ee looga baahan yahay dhismaha xukuumadda.
Kiisaskee Dimuqraadiyiintu baari doonaan haddii ay helaan aqlabiyadda Koongareeska?
Dimuqraadiyiinta ku jira Kongareeska Mareykanka ayaa horey u qorsheynayay sidii ay awoodooda u isticmaali lahaayeen haddii ay ku guuleystaan aqlabiyadda Aqalka Wakiillada ama Aqalka Senate-ka doorashooyinka dhexe.
Xog la yaab leh oo uu sheegay madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Israa'iil ee Mossad
In ka badan 16 bilood kaddib dagaalka, madaxii hore ee Mossad, David Barnea, ayaa hadda sheegay in hay'adda lafteedu ay si ula kac ah u baahisay muuqaalladaas.
Tirada iyo noocyada dayaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka heshay Ruushka
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay heshay qalabkan casriga ah xilli ay sii kordhayaan xiisadaha gudaha iyo kuwa u dhexeeya iyada iyo Eritrea.
Dowladda Yemen oo Xuutiyiinta ku eedeysay inay kaalmo ka heleen Iiraan si ay u helaan hub iyo tiknoolajiyad milatari oo casri ah
Dowladda Yemen ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqday inuu cambaareeyo weerarrada soo noqnoqday ee kooxda Xuutiyiinta ee Ansarullah ay ku qaadday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan
Taliyaha ciidanka Itoobiya oo sheegay in la qabtay hub ay lahayd TPLF oo ka yimid Massawa
Hadalka Gen Birhanu Jula ayaa inta badan diiradda lagu saaray dagaallada billowday 13-kii Febraayo, iyo in ciidamada federaalka iyo xulafadooda ay la wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka Tigrayga.
Culeys intee la eg ayay Ilhaan wajahaysaa, maxaase dhici kara?
Trump oo Ilhaan edeynteeda iyo dhaleeceynteeda ay joogto u tahay ayaa shalay sheegay in Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota ay wajihi karto xabsi
Waa kuma Gadi Eisenkot, janaraalka hawlgabka ah ee hurdada u diiday Netanyahu?
Ra'yi ururin la sameeyay ayaa muujisay in isbahaysiga xisbigiisa Likud ee xulufada la leh xisbiyada Yuhuudda ee midigta fog iyo kuwa xagjirka ah ay ku guuldareysan karaan inay helaan aqlabiyadda baarlamaanka.
Abiy Ahmed oo sheegay in Eritrea wajihi doonto cawaaqib xun hadii ay sii waddo 'ku tiirsanaanta wadamada kale'
Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya ay doonayso nabad ay la yeelato Eritrea, isla markaana ay rabto inay noqoto lamaane dhanka horumarka ah; hase yeeshee, wuxuu xusay in Eritrea "ay la kulmi doonto cawaaqib xun haddii ay sii waddo ku tiirsanaanta ciidamo kale, oo ay ku sii socoto waddadeeda burburka ah."
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo 19 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta 18 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo 18 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta 17 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.



























![Taliyaha ciidamada Suudaan, Jeneraal Cabdifataax Al-Burhaan [bidix], iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed [midig]](https://ichef.bbci.co.uk/ace/ws/240/cpsprodpb/cc28/live/eff3f9c0-dc0f-11f1-a701-fddedf244c16.png.webp)


















































