BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Madaxweyne Xasan oo si kulul u weerarray Dawladda Imaaraadka Carabta, kuna eedeeyay inay kaalin ku lahayd aqoonsiga Isra'iil ee Somaliland.
Madaxweynaha ayaa dul istaagay shan qodob oo uu sheegay in ay saldhig u yihiin faragalinta Imaaraadka ee arimaha gudaha ee Soomaaliya,
TOOS , Taliyaha ciidamada Uganda oo sheegay inuu u tartami doono xilka madaxweynaha marka aabbihii xilka ka dego
Madaxweyne ku-xigeenka Maraykanka, JD Vance, ayaa wareysi uu siiyay telefishinka Fox News ku sheegay in maamulka Madaxweyne Donald Trump uusan oggolaan doonin in dagaalka Iran uu isu beddelo mid laba sano soconaya.
Waa maxay luuqadda Jaceylka, maxayse idinkaga dhigan tahay?
Luuqaddan jaceylka waxaa ka kooban tahay shan jumladood oo jaceyl ah, waxayna kala yihiin, in waqti tayo leh oo gaar ah la wada qaato, in adeegyo iyo caawimo loo sameeyo qofka kale, in la muujiyo qaddarin iyo mahadnaq, in hadiyado la helo, in la muujiyo kalgacal taabasho jireed ah.
Wiilka Yoweri Museveni oo ku hanjabay inuu xabsiga dhigi doono ciddii aabbihii wax ka sheegta
"Waxaan dhowaan ku dhawaaqi doonaa siyaasad cusub oo lagu maamulayo dhammaan warbaahinta shisheeye ee Uganda. Waxaa dhammaaday xilligii ay dalkeenna aflagaadeyn jireen," ayuu qoray.
Waa kuwee shaqsiyaadka Muslimiinta ugu saamaynta badan dunida?
Ra'iisul Wasaaraha Pakistan, Shahbaz Sharif, iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Field Marshal Caasim Muniir, ayaa si wada jir ah u qaatay kaalinta ugu sarreysa liiska ugu dambeeya ee 500-ka qof ee Muslimiinta ah ee adduunka ugu saameynta badan.
Soomaaliya oo soo dhaweysay go'aanka cusub ee Mareykanku ka qaatay howlgalka milatari ee dalka
Dowladda Soomaaliya ayaa Isniintii soo dhaweysay go'aanka Mareykanka uu dib ugu bilaabayo taageerada howlgalka milatari ee caalamiga ah ee ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaddib markii uu hore u jaray dhaqaalihii uu siin jiray howlgalka, taasoo halis gelisay sii socoshadiisa.
Qisada 24-kii saac ee ugu dambeeyay nolosha khabiirkii isku muday ee misna diiday in laga daweeyo sunta Abeesada si uu uga warkeeno
Wuxuu doonayey inuu si faahfaahsan u diiwaangeliyo waxa dhabta ah ee ku dhaca qofka marka uu u dhimanayo sunta abeesada, isagoo qorayay xaalad kasta oo soo wajahday ilaa neeftii ugu dambeysay.
Ronaldinho oo dib garoomada ugu soo noqday isagoo 46 jir ah
Soo laabashada xiddigan reer Brazil ayaa hadal hayn badan ka dhalisay baraha bulshada, iyadoo dadka isticmaala ay soo dhigeen sawirro iyo muuqaallo muujinaya Ronaldinho oo markii ugu horreysay muddo toban sano ka badan dib uga soo muuqday garoomada.
Shan dal oo ka mid ah waddamada Yurub ee Soomaalidu iska dhiibto oo dal Afrikaan ah kula heshiiyey inuu qaabilo qaxootiga la soo celinayo
Barnaamijkan oo bilaabanaya 2027 ayaa lagu samaynayaa xarunlagutijaabinayo sida uu u shaqeeyo, taasoo martigelin doonta qiyaastii 100 qof, waxaana la filayaa in mid kasta oo ka mid ah shanta waddan ay u badan tahay inuu diro ilaa 20 qof oo soo galooti ah.
"Wax kasta oo aan bartay qiimo ma lahan": Waa saameynta ay AI-du ku yeelatay xirfadeena
Habka ugu fiican ee Kyle Palmer waxa uu ahaa in uu la qabsado xaqiiqda jirtay. Markii uu shirkadiisa xiray wuxuu u wareegay in uu bixiyo tababaro iyo in uu si iskiis ah u shaqeysto.
Markabkii saddexaad oo Maraykanku leeyahay oo ah nooca xambaara diyaaradaha oo gaaray Bariga Dhexe
Sarkaal ka tirsan milatariga Maraykanka ayaa CBS News, oo ah bahwadaagta BBC-da ee Maraykanka, u xaqiijiyay in markabka dagaalka ee xambaara diyaaradaha ee USS Theodore Roosevelt uu hadda gaaray Bariga Dhexe.
Maxamed Cusmaan: Sheekhii dariiqada suufiyada ee siyaasadda galay, kuna baaqay midnimada"
Qoyskiisa ayaa Axaddii Qaahira ku qabtay munaasabad xusuus ah oo ay ka qaybgaleen mas'uuliyiin, diblomaasiyiin iyo jaaliyadda
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Siyaasiyiinta da'da yar ee asal ahaan Afrikaan ah ee taariikhda ka dhigay doorashadii dhexe ee Mareykanka iyo kaalinta Soomaalida
Waxay ahayd salaam aan la filayn in laga maqlo isu-soo-bax ay taageerayaasha Xisbiga Dimuqraadiga ku dabaaldegayeen guusha doorashadii dhexe ee Mareykanka.
Uganda oo bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib 20 sano oo ay dalka joogeen
Uganda ayaa si rasmi ah u bilowday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala baxdo, iyadoo arrintaasi u fulinaysa si tartiib-tartiib ah
Wax ka ogow doorashooyinka xilliga dhexe ee Maraykanka ee berri dhici doona
Doorashooyinku waxay dhacaan labadii sanaba mar, marka ay ku soo beegmaan bartamaha muddada xilka madaxweynaha oo ah afar sano, waxaa loo yaqaannaa "doorashooyinka dhexe".
Dowladda Israa'iil: Netanyahu ayaa isku dayaya inuu mideysnaanta garabkiisa siyaasadeed ilaaliyo, halka Eisenkot uu doonayo inuu ballaariyo xulafadiisa siyaasadeed
Wada-xaajo siyaasadeed ayaa ka socda Israa'iil, kuwaas oo looga gol leeyahay in lagu soo dhiso dowladda cusub, kaddib doorasho uu midkoodna labada garab siyaasadeed ee waaweyn ku guulaysan aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka ee looga baahan yahay dhismaha xukuumadda.
Kiisaskee Dimuqraadiyiintu baari doonaan haddii ay helaan aqlabiyadda Koongareeska?
Dimuqraadiyiinta ku jira Kongareeska Mareykanka ayaa horey u qorsheynayay sidii ay awoodooda u isticmaali lahaayeen haddii ay ku guuleystaan aqlabiyadda Aqalka Wakiillada ama Aqalka Senate-ka doorashooyinka dhexe.
Xog la yaab leh oo uu sheegay madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Israa'iil ee Mossad
In ka badan 16 bilood kaddib dagaalka, madaxii hore ee Mossad, David Barnea, ayaa hadda sheegay in hay'adda lafteedu ay si ula kac ah u baahisay muuqaalladaas.
Tirada iyo noocyada dayaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka heshay Ruushka
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay heshay qalabkan casriga ah xilli ay sii kordhayaan xiisadaha gudaha iyo kuwa u dhexeeya iyada iyo Eritrea.
Dowladda Yemen oo Xuutiyiinta ku eedeysay inay kaalmo ka heleen Iiraan si ay u helaan hub iyo tiknoolajiyad milatari oo casri ah
Dowladda Yemen ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqday inuu cambaareeyo weerarrada soo noqnoqday ee kooxda Xuutiyiinta ee Ansarullah ay ku qaadday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan
Taliyaha ciidanka Itoobiya oo sheegay in la qabtay hub ay lahayd TPLF oo ka yimid Massawa
Hadalka Gen Birhanu Jula ayaa inta badan diiradda lagu saaray dagaallada billowday 13-kii Febraayo, iyo in ciidamada federaalka iyo xulafadooda ay la wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka Tigrayga.
Culeys intee la eg ayay Ilhaan wajahaysaa, maxaase dhici kara?
Trump oo Ilhaan edeynteeda iyo dhaleeceynteeda ay joogto u tahay ayaa shalay sheegay in Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota ay wajihi karto xabsi
Waa kuma Gadi Eisenkot, janaraalka hawlgabka ah ee hurdada u diiday Netanyahu?
Ra'yi ururin la sameeyay ayaa muujisay in isbahaysiga xisbigiisa Likud ee xulufada la leh xisbiyada Yuhuudda ee midigta fog iyo kuwa xagjirka ah ay ku guuldareysan karaan inay helaan aqlabiyadda baarlamaanka.
Abiy Ahmed oo sheegay in Eritrea wajihi doonto cawaaqib xun hadii ay sii waddo 'ku tiirsanaanta wadamada kale'
Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya ay doonayso nabad ay la yeelato Eritrea, isla markaana ay rabto inay noqoto lamaane dhanka horumarka ah; hase yeeshee, wuxuu xusay in Eritrea "ay la kulmi doonto cawaaqib xun haddii ay sii waddo ku tiirsanaanta ciidamo kale, oo ay ku sii socoto waddadeeda burburka ah."
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo 18 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta 17 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo 17 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta 16 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.


























![Taliyaha ciidamada Suudaan, Jeneraal Cabdifataax Al-Burhaan [bidix], iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed [midig]](https://ichef.bbci.co.uk/ace/ws/240/cpsprodpb/cc28/live/eff3f9c0-dc0f-11f1-a701-fddedf244c16.png.webp)



















































