BBC News,
Somali
U gudub qaybta macluumaadka
War
Daawo
Dhageyso
Qaybaha
War
Siyaasad
Soomaali
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Siyaasad
Soomaali
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Sawiro: Sida madaxweyne Farmaajo uu ula wareegay madaxtooyada
Published
16 Febraayo 2017
Halkan ka daawo sida madaxweyne Farmaajo uu ula wareegay madaxtooyada.
Qoraalka sawirka,
Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynihii hore xasan Sheekh
Qoraalka sawirka,
Xasan Sheekh oo Farmaajo u sharaxaya waxyaabaha dhexyaalla madaxtooyada
Qoraalka sawirka,
Labada masuul ayaa madaxtooyada isla dhexmaray
Waa kuma madaxweyne Farmaajo?
Shan arrimood oo madaxweyne Farmaajo horyaalla
Qoraalka sawirka,
Qaar ka mid ah waxyaabaha madaxtooyada dhexyaalla
Qoraalka sawirka,
Qalab kala duwan oo madaxtooyada yaalla ayaa madaxweyne Farmaajo la tusay
Qoraalka sawirka,
Waxaa xafladda ku sugnaa masuuliyiinta aqalka baarlamaanka iyo sanetka
Sawiro: Madaxweynaha Farmaajo oo madaxtooyada u guuray
Hambalyada Farmaajo oo iska soo dabo dhacaysa
Qoraalka sawirka,
Xasan iyo Farmaaajo
Qoraalka sawirka,
Seefta madaxtooyada oo Xasan Sheekh uu gacanta ku haya
Qoraalka sawirka,
.
Qoraalka sawirka,
Madaxweyne Farmaajo ayaa si rasmi ah ugu wareegay madaxtooyada
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan
Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya
8 Febraayo 2017
Shan arrimood oo madaxweyne Farmaajo horyaalla
22 Febraayo 2017
Sawiro: Sida madaxweyne Farmaajo uu ula wareegay madaxtooyada
16 Febraayo 2017
Wararka ugu waaweyn
Warbixin: Washington ma aysan xaqiijin digniinno Israa'iil ka soo baxay oo ku saabsanaa qorsheyaal Iran ay ku doonaysay inay ku khaarajiso Trump
8 Saacadood ka hor
Liibaan Cabdirisaaq: Calan-wadaha caalmiga ah ee reer Jabuuti oo BBC la hadlay
14 Agoosto 2026
TOOS
,
Iran oo beenisay eedeymaha loo jeediyay ee ahaa inay diyaarado ganacsi u adeegsanayso in askar iyo hub loogu qaado Yemen.
Xul
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
11 Agoosto 2026
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
7 Agoosto 2026
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
7 Agoosto 2026
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
11 Agoosto 2026
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
4 Agoosto 2026
Maxaa ka jira in Iran weerartay nidaamka biyaha ee todobo gobolka oo Maraykanka ah?
5 Agoosto 2026
Muddo intee le'eg ayay Iiraan sii wadi kartaa dagaalka?
5 Agoosto 2026
Sida Ruushku uu askar, gubatay, dhaawacantay oo xabado ku dhaceen ugu dirayo furumaha
4 Agoosto 2026
Sidee ayay khatar u yihiin gantaallada garabka laga gano ee Iiraan?
3 Agoosto 2026
Ugu Aqris Badan
1
TOOS
Iran oo beenisay eedeymaha loo jeediyay ee ahaa inay diyaarado ganacsi u adeegsanayso in askar iyo hub loogu qaado Yemen.
2
Warbixin: Washington ma aysan xaqiijin digniinno Israa'iil ka soo baxay oo ku saabsanaa qorsheyaal Iran ay ku doonaysay inay ku khaarajiso Trump
3
Xaggee ku dambeeyey jilaaga Mithun Chakraborty maxaase dhex maray isaga iyo maamulka Kolkata
4
Liibaan Cabdirisaaq: Calan-wadaha caalmiga ah ee reer Jabuuti oo BBC la hadlay
5
Turkiga, Pakistan iyo Sacuudi Carabiya oo samayn doona dhoolatusyo militari oo wadajir ah, iyadoo lagu salaynayo Heshiiska Makkah.