Ciidamada Soomaaliya ma waxay u diyaarsan yihiin in ay ATMIS kala wareegaan saldhigyada haray?
Qoraalka Codka, Soomaaliya ma ku filnaan doontaa la wareegista amnigeeda bilowga sanadka soo socda? Waxaa ka wada dooday wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Nuur iyo xildhibaan Cabdullaahi kulane oo horay usoo noqday taliye xigeenkii hay'ada NISA. Published
Baro wax badan
Ka bood Muuqaalo gaagaaban oo sii wadMuuqaalo gaagaaban
Dhammaadka Muuqaalo gaagaaban
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan