Faransiiska oo qaadaya tallaabo aan horey loo arag oo ka dhan ah masaajidda

Tebin toos ah

Tebin toos ah

  1. Jilaaga caanka ah ee Sunny Deol oo laga helay Covid-19

    .

    Xigashada Sawirka, Sunny Deol

    Jilaaga caanka ah ee shirkadda filimada Bollywood, ahna xildhibaanka baarlamaanka ee ka tirsan xisbiga BJP, Sunny Deol, ayaa laga helay cudurka Covid-19, sida uu sheegay xoghayaha caafimaadka ee gobolkaHimachal Pradesh, sida ay ku warrantay warbaahinta Hindustan.

    Xoghayaha caafimaadka ee gobolka ayaa warbaahinta PTI u sheegay in jilaaga iyo saaxiibadiisa ay qorsheynayeen inay aadaan magaalada Mumbai balse markii la baaray waxaa lagu arkay cudurka.

  2. Waa kuma agaasimihii hore ee NISA oo maanta xildhibaannimo loo doortay?